Faahfaahino ka soo baxaya dagaal iyo duqeymo culus oo ka dhacay degmada Waajid

Waxaa soo baxaya faahfaahino ka soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal culus oo maanta ka dhacay degmada Waajid ee gobolka Bakool, kaasoo dhexmaray Al-Shabaab iyo ciidamada Itoobiya ee halkaas ku sugan. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu bilowday markii xoogaga Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo Ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM ku leeyihiin degmada … Continue reading Faahfaahino ka soo baxaya dagaal iyo duqeymo culus oo ka dhacay degmada Waajid